Maamulka Isbitaalka Raas-kaambooni oo kawarbixiyay adeegyada uu Isbitaalku siiyo bulshada Deegaankaasi.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Isbitaalka Guud ee Deegaanka Raas-kaambooni ee Degmada Badhaadhe ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa ka warbixiyay adeegyada uu Isbitaalku siiyo bulshada Deegaankaasi.

Yuusuf Axmed Maxamed oo ah maamulaha Guud ee Isbitaalka ayaa Warbaahinta uga warbixiyay Shaqada uu u hayo Isbitaalku Bulshada Deegaanka.

Isbitaalka Guud ee Deegaanka Raas-kaambooni ee Degmada Badhaadhe ayaa ah mid adegyo kala duwan oo bilaash ah u fudiya Bulshada ku nool Deegaankaasi sido kale Dadka ay xaaladoodu liidato ayaa waxaa loo gudbiyaa Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa