Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xeryaha barkacyaasha Magaalada Boosaaso gobolka Bari qaar kood waxaa ku nool carruur is kugu jiraan agooman iyo kuwo danyar ah kuwaasi oo u baahan in ay helaan adeegyo ay kamid tahay waxbarashada si ay mustaqbalkooda u hagaajiyaan.
Kaamka Ubaad oo kamid ah kaamamkaasi ayaa waxaa iskuul ka sameysan jiingad iyo waxyaabo kale oo lisku xirxiray wax ka dhigtaa hooyo Faadumo Jaamac Diiriye oo ku jirta da’da 70 sano ayaa mudoo shan iyo tobon sano isoo qaremaysay sidii carruurta danyarta ah waxbarasho u heli lahayeen.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa