Shirka sanadlaha ah ee Wasaaradda Kalluumaysiga Jubbaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Kallumeeysiga iyo Dhaqalaha Bulugga ah ee Dowlada Jubbaland mudane Maxamed Cumar Buunuu ayaa manta shir gudoomiyey shirka sanadlaha ah ee ay Wasaaraddu qabato sanadkiiba mar.

Waxaa shirkan kasoo qeyb galay Agasimaha guud ee Wasaaradda Kallumeeysiga, Agaasime waaxeedyo iyo shaqalaha Wasaaradda.

Shirkan sanadlaha ah ayaa inta badan la iskaga xog wareestay waxqabadka Wasaaradda gaar ahaan waxyabihii u qabsoomay sanadkan dhamaanaya ee 2023 oo ay kamid ahayeen bixinta tababarada kallumesatada Jubbaland, xog uruurinta Kallumeeysiga oo si joogto ah looga uruuriyo xarumaha kala duwan ee kalumeeysiga iyo hirgalinta sharciga iyo xeerka kalumeeysiga Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya