Sare Ukac kuyimid qiimaha la iibiyo agabka dhismaha suuqyada Baladweyne.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-waxaa sare u kac laga dareemaya Qiimaha la iibiyo nuucyada kala duwan ee Agabka dhismaha Suuqyada Magaalad Baladweyne.

Sare u kacaan ku yimid agabka dhismaha sida Lamayeeriga , Alwaaxda iyo agabka kale ayaa waxaa sababay gaadiidkii keeni jiray oo yaraaday maadama ay burubureen qaar kamid ah wadooyiinkii ay isticmaali jireen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa