Xarunta Dhaqan Celinta Daa’rul Hidaaya ee Burco oo soo bandhigtay qaabkeeda waxbarasho.

0
84

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta daarul hidaaya ee dhaqan celinta iyo xifdinta Qur’aanka kariimka, culuumta shareecada islaamka iyo sido kale waxbarashada asaasiga ah ayaa ah xaruun ku taala magaalada burco ee xarunta gobolka togdheer oo ay ku jiraan ardey dhaqan celin ah oo laga keenay dalka gudahiisa iyo dibadiisa oo halkaasi ku barto xifdinta Qur’aanka kariimka ah iyo shareecada islaamka.

Maamulaha xaruntaasi sheikh cumar heybe jaamac ayaa faah-faahin kabxiyay qaabka ay ardayda wax u baraan.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixitan ku eegaya