(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka Maxamed Cali oo kamid ah dugsiyada ku yaalo magaalada Baladweyne gaar ahaan xaafda Howl-wadaag ayaa waxa saameeyn ba,an ku yeelatay fatahaada dhawaan uu sameeyay wabiga shabeele isla markaana burburiyay dhamaan agabkii aas aasiga u ahaa waxbarashada iyo Howlaha iskuulka.
Iskuulka Maxamed Cali ayaa wax ka barta caruur isugu jirta agoon , Rajo , iyo danayar kuwaas oo si bilaash wax ugu barto iskuulka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegyesa