Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland oo kormeeray Mashruuca biyo gelinta Kismaayo

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan oo ay wehlinayeen Wasiirka Wasaaradda Tamarka iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland Axmed Xuseen Baraki, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland Maxamed Axmed Cali iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeer ku tagay halka uu ka socday mashruuca biya gelinta magaalada kismaayo wajigiisa labaad ee duleedka magalaada Kismaayo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya