Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-320 qoys oo kamid ah dadkii kasoo barakacay daadadkii ka dhashay roobkii deyrta iyo fatahaada wabiga jubba ee ku sugan Deegaanka Luglow ee duleedka Magaalada Kismaayo ayaa lagaarsiiyay deeq raashiin ah oo katimid Hay’adda Camuud oo kamid ah hay’adaha sama-falka.
Khalif Saleebaan Cali oo kamid ah howlwadeena Hay’adda Camuud ayaa si guud uga warbixiyay deeqdan raashiinka ah ee Hay’adda Camuud gaarsiisay dadkaasi danyarta ah.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya