Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda degaanka iyo isbedelka cimilada Jubbaland ayaa dah-furtay mashruuca u adkeysiga iyo laqabsiga isbedelka cimilada kaasi xoogga lagu saari doono dhireynta ololaha geedaha si ay door muhiim ah uga qataan bilicda Magaalada iyo sugnaanta bay’ada.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa
Audio Player