Ardayda wax ka barata Iskuulada Dhoobley oo kawarbixiyay dadaalka ay ku bixinayaan waxbarashada

0
118

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ardaynimadu waa shey aad u adag una baahan dulqaad iyo karti dheeraad ah Waxaa hubaal ah in arday walbo uu rabo inuu ka guul gaaro waxa uu baranayo balse waxaa lagu kala duwanyahay dadaalka iyo tamarta uu arday walbaa galiyo naftiisa.

Degmada Dhoobley ee gobolka jubadda hose ayey mudooyiinki dambe kusoo badanayeen Ardayda waxbarata taas oo muujineysa rajo wanaagsan, Hadaba Qaar kamid ah Ardayda wax ka barata Iskuulada ku yaala Degmada Dhoobley ayaa inooga warbixiyay dadaalka ay ku bixinayaan waxbarashada.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya