Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan oo ku nool Deegaanka Doo-hays oo kamid ah deeganaada hoos yimaada Magaalada Garowe ee caasimadda Puntland ayaa xiligaan waxaa ka jira baahiyo kala duwan .
Baahiyaha deegaankan ka jira ayaa waxaa kamid ah biyo yari, Caafimaad daro ,waxbarasho la-aan iyo dhameystirka dhismaha masjid qabyaha ah oo ay dhawaan bilaabeen bulshada deegaankaasi.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa