Maamulka Shirkada Hormuud oo ka hadlay caqabadaha gabdhaha ka haysta ka shaqenyta shirkadaha gaarka loo leeyahay

0
87

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxa Suuq gaynta Shirka Hormuud ee Magaalada Kismaayo Maxamed Cali Maxamed ayaa kawarbixiyay nidaamka ay u maraan marka ay dad shaqalaysiinayaa waxaa uuna sheegay in gabdhuhu inta badan aysan kasoo gudbin imtaxaanka laga qaado dadka shaqo doonka ah, taasna ay keentay in tirada gabdhaha ka shaqeeya hormuud ay aad u yaradaan.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya