(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha maamulka Soomaliland ayaa Magaalada Caynaba ka Dhagax-dhigay guryo loo dhisayo Dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka magaaladaasi.
Munaasabada dhagax dhiga ayaa waxaa kasoo qeybgalay maamulka Magaalada Caynaba , Gudoomiyaha Hay,adda qaxootiga maamulka Soomaliland , iyo qaar kamid barakacyaasha degmadaasi.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa