(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jaamacad Banaadir ayaa maanta daahfurtay takhasusyo cusub oo lagu baranayo dugsiga darasaadka sare ee Jamacada kuwaa oo ka kooban lix takhasus.
Xaflada lagu daahfuryay takhasusyada cusub oo ay bilawday Jamacada Banaadir waxaa goob joog ka ahaa masuuliyiin ka tirsan Dowlada Fedraalka Maamulka sare ee Jaamacada Banaadir iyo marti sharaf kale.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa