(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabada lagu daahfuraayey nidaamka tignoolojiyadda ee lagu keedinayo xogta gudiga iyo in dadwaynaha laga tala galiyo dhimeestirka dastuurka kumeel gaarka ah ee dalka waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sanatar Cabdi Xaashi Cabdulahi iyo xubno ka socday gudiga dib u eegista iyo la socodka dastuurka dalka ee labada gole ee Baarlamanka Dalka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya