(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira sharciyo iyo xeerar door wayn ka qaadan kara u qareemaya xuquuqda Haweenka kuwaas oo wali qabyo ah ayna gacanta ku hayaan qaar ka mid Wasaaradaha Dowlad Goboledka Jubbaland ‘waxaana Baarlamaanka Jubbaland loogu baaqay in Wasaaradda sharciyadaas gacanta ku haya ay kula xisaabtamaan dardar galintooda.
Faadumo Cali Aaden Guddoomiye ku xigeenka Dalada Juunsa iyo Guddoomiyaha ururka Haweenka Degmada Kismaayo Faadumo Maxamed Cabdi ayaa Baarlamaanka Jubbaland u soo jeediyay in Wasaaradda ay kula xisaabtamaan dhamaaystirka xeerarka qabyada ha ee u qareemida xuquuqda Haweenka Jubbaland.
Naxwo Axmed kadiye.ayaa kawarameysa