Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS oo ka hadlay Tayada waxbarashada Dalka.

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdiqaadir oo Baydhabo ugu qeyb galay kulan dood wadaag ah oo looga hadlaayay tayada Waxbarashada dalka ayaa Wasiir Faarax waxaa uu kaga hadlay sooyaalkii iyo heerarkii laga soo maray waxbarashada dalka iyo heerka ay hada mareyso.

Dadkii kasoo qeyb galay madasha oo u badnaa bahda Waxbarashada KG ayaa su’aalo ka waydiyay Wasiir faarax hadafka Wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare XFS ee horumarinta waxbarashada dalka.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya