Qaar kamid ah Qoysaska Barakacayaasha kunool Jowhar oo wajahaya Xaalad dhinaca Nolasha ah.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka Biyaaso ee Magaalada Jowhar waxaa ku nool Dad Danyar ah kuwaasi oo u badan kuwa kasoo barakacay Deegaanno hoos yimaada Magaalada Jowhar.

Guddoomiyaha Kaamka Isnaay Biyaaso oo Lahadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in dadka Ku nool Kaamkaasi ay ubaahanyihiin Gurmad Deg deg ah Waxaana uu codsaday in gargaar deg deg lagaarsiiyo Dadkaasi.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya