Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo kaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan u dhexeeyey qaar kamid ah Wasaaradaha Jubbaland iyo hay’adda UNICEF.
kulankan ayaa looga hadlayay waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradaha iyo caqabadihii jiray Sanadkan sii dhamaanaya.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta Maalgashiga iyo kaashiga Caalamiga ah ee Jubbaland Ayaanle Xuseen oo Shirka daah furay ayaa kawarbixiyay kulankan iyo waxyaabaha lagu falaqeyn doonaa inta uu socdo.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya