Barakacayaasha kaam nimcaan ee Degmada Dhoobley oo ka warbixiyay xaaladooda nololeed.

0
97

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobkii xooganaa ee watay daadadka ee ka da’ay Degmada Dhoobley iyo guud ahaanba gobolada dalka ayaa saamayno caafimaad oo kala duwan ay ka dhalatay.

Dadka barakacayaasha ah ee daadka roobkii ku dhuftay Degmada Dhoobley ugu barakacay guryahooda islamarkaana ku barakacay kaam nimcaan oo kamid ah kaamam ku yaala degmada dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha caafimaad daro ee ka jira kaamkaasi

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya