WARARKA Kulan looga hadlayay sida Manhajka loogu dari lahaa qoraalka dadka maqalka l’a oo muqdisho lagu qabtay By admin - December 14, 2023 0 90 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aqoon isweydaarsi looga doodayay sidii Manhajka Waxbarashada dalka loogu dari lahaa luuqad ay ku wada hadlaan dadka maqalka naafada ka ah ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho. Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/12/warka-samow-Kulan-looga-hadlayay-sida-Manhajkka-loogu-dari-lahaa-qoraalka-dadka-maqalka-la-oo-muqdisho-lagu-qabtay.mp3