Wasaaradda Deegaanka oo Hargeysa ku Qabatay Madasha Qaran ee Maaraynta Geedka Garan-waaga.

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaarada Deegaanka iyo isbadalka cimilada soomaliland ayaa waxa ay maanta soo qaban qaabisay madasha qaran ee geedka garanwaaga.

Madashan ayaa waxaa iskugu yimid daneeyaal kala duwan oo iskugu jira quburo ku xeel dheer arimaha Deegaanka beeraha, biyha, xoolaha, dhaqaalaha iyo dhinacyo kale oo badankooda  si balaadhan u falaqeeyay sidii looga faaidaysan laahaa geedkan garawaaga.

Ugu horreyn waxaa madasha kahadlay Agaasimasha guud ee wasaarada Deeegaanka iyo isbadalka cimilada mudane maxamed cabdulaahi ducaale waxaa uuna kawarbixiyay dhibaatada uu ku ku leeyahay Deegaanka geedkan iyo faaidooyinka uu leeyahay geedkani.

Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya