Gaadiidlayda Gobolka Hiiraan oo amarro cusub lagu soo rogay

0
93

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin iyo xubno ka mid ah ku xigennadiisa ayaa kormeeray qeybo ka mid ah jidadka Magaalada Baladweyne oo burbur xoogan u geystay fatahaadii ku dhufatay Magaalada.

Wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha Magaalada Baladweyne ayaa ka mid ah meelaha sida weyn u burburka ugu geysatay fatahaadda iyadoo meelaha qaar ay ka qodmeen go’dad waa weyn taasoo keentay in hakad la galiyo gaadiidkii soo gali lahaa magaalada Baladweyne.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa