Haweenka ku nool kamamka barakacayasha Dhoobley oo Dalbaday gurmad degdeg ah.

0
103

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daadadka ku soo rogmaday Degmada Dhoobley ayaa saameyno kala duwan ku yeeshay Guud ahaan Bulshada Degmada Gaar ahaan Dadka danyarta kuwaasi wajahaya xaalado kala duwan oo dhanka nolosha ah iyadoo ay istaageen inta badan Shaqooyinkii ay qaban jireen Dadka Muruq Maalka ah ee ay noloshoodu ku tiirsaneed Shaqooyinka Maalin laha ah.

Qaar kamid ah Haweenka ku nool kamamka barakacayasha ee Degmada Dhoobley ee saameynada kala duwan kala kulmay Daadadka ku soo rogmaday Magaalada ayaa Dalbaday in loo sameeyo gurmad degdeg ah.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa