Wasaaradda Qorsheynta DFS oo Kismaayo kusoo gaba gabeysay Tababar socday saddex malin.

0
79

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ayaa lagusoo gaba gabeeyay tababar ku saabsan sare u qaadida karaanka, kormeerka iyo qiimeynta xog aruurinta falanqeynta soo bandhigista iyadoona ay soo qaban qaabisay wWasaaradda Qorsheynta Maalgashiga horumarinta dhalqalaha Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Tababarkan oo socday muddo saddex maalin ah ayaa lagu dhisay gudi hoo saadyada farsamo ee kormeerka iyo qiimeynta.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya