Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo laga dareemayo Khudaar yari baahsan

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa laga dareemayaa Khudaar yari baahsan
kadib markii ay beerihii saamayn ku yeesheen fatahaadaha iyo daadka El-nino iyadoo labadii maalin u danbeysay wax Khudaar ah ayna soo galin Roobabka ka da’ay Deegaanadii laga keeni jiray Awgood.

Qaar kamid ah Bulshada Degmada Kismaayo ayaa fah-faahin ka bixiyay sida ay u saameysay Khudaar la’aanta ka jirta Degmada Kismaayo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya