Gudomiyaha Degmada Doolow oo kormeeray deegaanada uu ku fatahay Wabiga Daawo.

0
72

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Doollow maxamed xusein iyo xubno ka tirsan maamulkiisa ayaa maanta kormeeray Degaano hoos yimaada Degmada doolow kuwaas oo ay saameeyeen roobabka iyo fatahaada wabiyada.

Gudoomiyaha oo kulamo la qaatay maamulka waxgaradka iyo odoyaasha Deganada uu maanta booqday ayaa ka hadlay siday muhiim u tahay tacbashada Beeraha iyo waxsoo saarka Beeralayda Degaanka.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa