Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed ayaa kormeer ku tagay Degmada Buula-burde ee gobolkaasi oo uu sameeyey fatahaadda webiga shabeelle taasi oo keentay in dad badan ay ka barkacaan.
Guddoomiyaha ayaa sheegay in fatahaadaan uu geystay webiga shabeelle uu yahay fatahaaddii ugu weyneyd ee qarnigaani islamarkaani wuxuu gurmad ka codsaday dowladda FS, hay’adaha samafalka iyo dadka muxsiniinta ah si wax loogu qabto xaaladda shacabka Degmada Buulo-burde.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa