Horumar Ganacsi Oo Laga Dareemayo Suuqyada Magaalada Baydhabo.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxay kaalin weyn dhinaca ganacsiga kaga jirta magaalooyinka kale ee ka tirsan koonfur galbeed Soomaaliya iyadoona dhan weliba ganacsigeeda uu yahay mid horumar leh madaama Magaalada Maalgashi fiican ay ku sameysteen ganacsatadeeda.

Dhismooyin iyo goobo ganacsi oo cusub ayaa ku soo kordhaya Magaalada Baydhabo taasi oo keeneysa in ay ganacsatada Magaalada iyo kuwa kale in ay ku soo dhiiradaan in ganacsiyo ay ka sameystaan Magaalada Baydhabo.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa