Barakacayaasha Magaalada Muqdisho oo Laga Wacyigelinayo dhibaatada Gudniinka Fircooniga.

0
106

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu guda jiro Xuska Todobaadka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka ayaa Hay’ada Ifrah Foundation waxay wacyi-galin ku saabsan ka hortaga Gudniinka Fircooniga gabdhaha ka sameysay qaar kamid ah kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho.

Wacyi-galinta ayaa waxaa ka qeyb galay kuwa kusoo barkacay kaamamka Magaalada Muqdisho iyagoona laga wacyi-galinaayay dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka Fircooniga.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa