Hormuud Foundation oo hal milyan dollar ugu deeqday dadka ay saameeyeen Fatahaadaha.

0
140

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hormuud Salaam Foundation ayaa Hal milyan dollar ugu deeqday Dadka ay saameeyeen Fatahaadaha ka dhacdey Gobollada iyo Degmooyinka Dalka kadib shir jaraa’id uu qabtay Guddoomiyaha Hormuud Salaam Foundation Cabdullaahi Nuur Cusmaan ayaa waxaa uu sheegay isagoo ku hadlayay Afka Maamulka Sare ee Hormuud Telecom Salaam Soomali Bank in ay la qeybsanayaan dhibaatada dadka Soomaaliyeed ka soo gaadhay Fatahaadaha ka dhacay Dalka.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya