Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Daadad xoggan ay ku soo rogmadeen Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay saameyno kala duwan ku yeesheen Guud ahaan Bulshada Degmada Gaar ahaan Dadka danyarta.
Qaar kamid ah Bulshada ku nool Degmada Dhoobley oo la hadlay Warbaahinta Sanguuni ayaa ku baaqay in la Caawiyo Dadka Danyarta ah ay saameeyeen Daadadka ku soo rogmaday Degmada kuwaasi sababay in uu sare u kac xoggan ku yimaado Qeybaha kala duwan ee Maciishada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya