Guddoomiyaha Ururka Haweenka Dhuusamareeb oo ku baaqday in loo gurmado dadka ay daadadku saameeyeen

0
112

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada ay wadanka ka socdaan dadaalo loogu gurmanayo dadka ay wax yeeladu kasoo gaartay fatahaadaha iyo daadadka roobka ayaa Guddoomiyaha ururka haweenka Magaalada Dhuusamareeb waxa ay soo jeedisay in bulshada iyo Dowladu iska kaashadaan sidii loogu gurman lahaa dadka ay daadadka saameeyeen Deegaanada Galmudug.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa