Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskaashatada Muruqmalka dhismaha ee Degmada Baladxaawo ayaa sheegay inay kordhiyeen lacagta ay ku shaqeeyaan ee dhisamaha, kordhintan ayay waxa ay Iskaashatadu sababa uga dhigeen ka dib markii uu sare u kac ku yimid Qiimaha Maciishada ee Degmada Baladxaawo ee Gobalka Gedo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya