Dhaqaatiirta Jowhar oo ka Digay Halista Cudurka Waraabowga.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka waraaboowga waa cudur ka mid ah cudurada ku dhaca bani,aadamka,  soomaaliduna ay qeyb ka tahay  waxaana keena bagteeriaya  iyadoo in badan lagu kala qaado galmada sida lamaanaha isqaba Sida ay sheegeen dhaqaatiirta.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya