Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobkii ka da’ay Degaanada Jubbaland gaar ahaan gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa marba marka ka dambaysa kasii daraysaa saamaynta ka dhalatay sida daadad iyo fataahado sababay barakaca qoyas badan oo ku nool Gobalka Jubbada Hoose .
Roobka oo wali uda’aya si isdaba jooga ayaa laga cabsi qabaa inay ka dhashaan daadad horleh kuwaas oo xalada kasii dari kara.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya