Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb Cabdiraxman Cli Maxamed oo ay wehliyaan qaar ka mida Agaasimayaasha maamulka Caasimada iyo Guddoomiyaasha xaafadaha ayaa kormeeray biya xireenka caasimadda oo maalmahan shaqo ballaaran uu ka waday maamulku.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa