Guddoomiyaha Degmada kismaayo oo ka hadlay doorka ay wadooyinka cusub ka qaateen isku socodka

0
201

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyada oo dhawaan xariga laga Jaray wajiga Kowaad ee Mashruuca dhismaha wadooyinka Magalada kismaayo ayaa waxay qayb lexaadleh ka qateen isku socodka dadka iyo Gaadiida Gudaha Magaalada Kismaayo.

Wadooyinkan Cusub oo ahaa kuwo baahi wayn Loo qabay ayaa daboolay baahiyhii ay bulshada u qabtay,waxaana yaraaday mashquulkii Gaadiidka madaama ay Magaaladu lahayd hal laami oo kaliya.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya