Sara u kac ku yimid Qiimaha la iibiyo Khudaarta Suuqyada Muqdisho.

0
159

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suuqyada lagu iibiyo qudaarta noocyadooda kala duwan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa laga dareemaya sare u kac ku yimid qiimihii lagu iibin jirey bil ka hor taasi oo ganacsatada Iibisa qudaarta ay ku sheegen in ay sabab u yihiin roobabka ka da’aya dalka madaama qeyb kamid ah isku socadka gobolada laga keeno qudaarta ay sameyeen Roobabka.

Qudaarta ka baxda dalka oo ah mid si maalin la ah loo isticmaalo ayaa ah kuwa si laba jibaar ah ugu korortay qiimaha la siisto taasi oo hadda shacabka qaar kamid ah ay ku adkaatay in ay iibsadaan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa