Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dood Cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda kaluunmaysiga dhaqaalaha buluugaa ee XFS oo socon doona mudo labaa cisho waxaaa uu ujeedkiisu uu noqon doonaa sidii kor loogu qaadi lahaa wacyigalinta iyo wax kaqabashada dhibaatooyinka ku salaysan kalluumaysiga sharci darada ah iyo ilaaalinta badqaabka kalluunka marka uu tarmayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya