Guddoomiyaha Hay’adda Sodma oo Magaalada Muqdisho ka daah furay shir wadatashi ah.

0
153
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah kaas oo looga hadlaayo Mideynta lagunana casriyeenaayo digniinaha hore iyo jawaab bixinta degdega ah.

Kaasi oo si wadajir ah ay u soo qaban qaabiyeen hay’adda yareenta khataraha Masiibooyinka ee Qaramada Midobay iyo Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee Sodma shirkan waxaa looga hadlay sidii loo mideyn lahaa ama qorsho loogu dajin lahaa fariimaha digniinaha hore ee xaaladaha Isbadalka cimilada iyado wadankeena uu kamid yahay wadamada aduunka ee la daalaa dhacayaa Isbadalka cimilada.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya