Qudaar la’aan xoggan oo laga dareemayo Suuqyada Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab.

0
68

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu iibiyo qudaarta noocyadeeda kala duwan ee Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab ee dalka Kenya ayaa isbuucii labaad faaruq ah kadib markii roobabka ka da’ay gobalka ay xidheen waadaadaa isku xidha Gaarisa iyo dhadhaab iyadoo gaadiidka qudaartaa kaa soo qaadayay Magaalada Gaarisa ay ku xaanibanyihiin inta udhaxaysaa Gaarisa iyo dhadhaab.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya