Qoysas hor leh oo ka barakacay fatahaad wabiga Shabeelle uu ka sameeyay Degmada Mahadaay.

0
149

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sii kordhaya qoysaaska ku barakacaya roobabka waqtiga dayrta ah ka da’ayo Gobolka Shaballaha Dhexe, Degmada Mahaaday waxaa kamid tahaye Degmooyinka sida aadka ah ay uu sameyeen roobabka.

Wasirka kuxigeenka Wasaradda Beeraha iyo Warabka xukumada Hirshaballe Maxamed Bashir Qaasin oo la hadalay Warbahiinta ayaa sheegey in ay sii kordhayaan fatahada wabiga Shabella iyo daadakii ka dhashay Roobabka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa