Roobka deyrta oo saamaayn ku yeeshay dadka degan tuuloyinka dhanka galbeed ka xiga Kismaayo.

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada Turqato ,Qarsa ,Barkada shariifada ,Basra iyo Tuulo barwaaqo oo dhamaantood hoos yimaada Degmada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa dadka degan oo xoolo dhaqato u badan waxaa saamaayn ku yeeshay roobabka daayrta ee ka da’ay Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahneysa