Ganacsatada Dhoobley oo kawarbixiyay saameynta Roobku ku yeeshay Ganacasiga Degmada.

0
121

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyado Qeyb badan oo kamid ah Dalka uu siweyn uga da’ay Roobka Deyrta meelaha Qaarna uu geystay Saameyn nafeed iyo hantiyadeed haba ugu darnaadaane Degmooyinka Gobalka Gedo uu si Weyn u saameyay islamarkaana ay gabi ahaanba Burburtay Buundada Degmada Baardheere.

Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa ay kamid ah tahay meelaha sida Weyn looga dareemay Saameynta roobka iyadoo Qoysas badan ka barakaceen Guryahooda sido kalana ay gabi ahaanba xidhmeen Dhamaan Wadooyinka Soo gala Magaalada taasi oo ay ka dhalatay Saameyn Dhaqale oo xoggan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya