Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii ay duntay buundadii Degmada baardheere ee Gobolka Gedo maalmihii aynu so dhaafnay fatahada Wabiga iyo gu’iitaanka Buundada oo is biirsaday ayaa sii adkeeyay nolosha kumanaan qoys oo dagan Degmada Baardheere.
Buundada ayaa muhiimad gaar ah waxay ulaheed Nolosha dadka iyo Deegaanka waxayna laf dhabar xaga dhaqaalaha u aheed isku socodka dadka gaadiidka iyo xoolaha u kala goosha Deegmooyinka Gobolka Gedo iyo wadamada dariska sida Kenya iyo Ethiopia.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa