Shir looga hadlayay kor-u-qaadista wax soo saarka Calafka Xoolaha oo lagu qabtay Baydhabo

0
198

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkan Wadatashi ah ee ka furmay Magaalada Beydhabo ee xarunta KGM Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad koonfur Galbeed ayaa mudada uu socdo looga hadli doonaa kor u-qaadista wax soo saarka Calafka Xoolaha.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya