Ururka Naafada Jubbaland oo Roobka da’aya saamayn ku yeesheen oo codsaday in la caawiyo.

0
104

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-48 saac ee la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Kismaayo ka da’ay robabkii dayrta kaasi oo sameyn xoggan ku yeeshay dadka danyarta gaar ahaan dadka naafada ah Xafiiska Ururka Naafada Degmada Kismaayo ayaa gabi ahaanba Gudaha u galeyn biyaha daadka roobka iyadoo xafiiska ka muuqdo dayac aad u tiro badan hadaba Ururka Naafada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa codsaday in la caawiyo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya