WARARKA Roobabkii ka da’ay degmada dhoobley oo saameyn ku yeeshey dadka barakacayaasha ah. By admin - November 10, 2023 0 230 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roobabkii ka da’ay degmada dhoobley ayaa saameyn ku yeeshey dadka barakacayaasha ah ee ku nool degmada Dhoobley. Maxamed Cali Samow https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/11/warka-samow-saameynta-uu-roobka-ku-yeeshay-dadka-barakacayasha-ah-ee-ku-nool-degmada-dhoobley.mp3