Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dagmada Dhobley ee gobalka Jubada hoose ayaa u muuqata mid saamaynta Fatahadihii Roobabku ay sababen ay kasii darayso, saamayn aan dhayal ahayn ayayna ku reebtay Dadka Degmada Dhoobley ku nool.
Biyo xireeno ay dadka Degmada samayntooda iska kaa shadeen ayay Biyuhu soo jabsadeen iyadoo ay guud ahaan magaaladu Biyo dhigtay.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahinaya